Select Page

Maareeyahay Wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Daarood Oo Gudoomiyaha Jamacada Bader Mubaarig Ibraahim Aar Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Aabihii

Maareeyahay Wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Daarood  Oo  Gudoomiyaha Jamacada Bader Mubaarig  Ibraahim Aar Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Aabihii

Maareeyahya Wakaalada Biyaha Hargeysa iyo Dhamaan Maamulka ,shaqaalaha Iyo Hawulwadeenada Wakaalada Biyaha Hargeysa Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Gudoomiyaha Jaamacada Bader Mubaarig oo Aabihii Ibraahim Aar Maanta Geeriyooday
Alle qabriga haw nuuuro marxuuum Ibraahim Aar
waaxanay ilaahay ugabaryeeyaan marxuumka inuu janooyinkiisa ku casumo samir iyo iimaana ka siiiyo dhamaan ehelkii qaraabadii iyo shacabka somaliland ee uu ka baxay marxuumku Aamin Aamin

Wariye Siciid Xuseen Yuusuf

Siciidm2090@gmail.com

HWA MEDIA

About The Author