Select Page

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Xog-warran Siiyey Gudidda Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Xog-warran Siiyey Gudidda Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland

 

Hargeysa (HWA)- Maareeyaha Wakaallada Biyaha Hargeysa Md. Maxamed Cali Daarood iyo Guddi-hoosaadka Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay wehelinayeen xubnaha shir-guddoonka goluhu, ayaa iska xog-waraystay hawlaha la xidhiidha mashaariicda biyo-ballaadhinta ah iyo sababta keentay in la kordhiyo qiimaha biyaha.

Kulanka xog-warranka ah oo xarunta Golaha Wakiillada ka qabsoomay shalay, waxa markii uu dhammaaday ay labada dhinac si kooban ula hadleen saxaafadda, iyadoo ay Guddida Dhaqaaluhu sheegeen inay ku qanceen sababta keentay in lacag dhan kun shillin (1,000 SLSH) lagu kordhiyo qiimaha biyaha Hargeysa.

Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Md. Cumar Axmed Saleebaan (Cumar Sanweyne) oo faahfaahin ka bixiyey kulanka ay la qaateen Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, waxa uu yidhi; “Waxa aannu soo casuumnay oo u yeedhnay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, waxaanan ugu yeedhnay

 

Wariye Siciid Xuseen Yuusuf

Siciid4@yahoo.com

Siciidm2090@gmail.com

 

About The Author