Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Talayoon Dhaxal Gal Ah U Soo Jeediyey Dad Shaaciyey Inay Daraasad Ku Sameeyeen Biyaha Dhulka Hoose Ee Caasimada Ku Jira waxuu sidaasi Ku Sheegay Waraysi Gaar ah Uu U La Yeeshay TVShanka HCTV kaasi Oo Dhinaciyo Badan Taabanaayey Halkan ka daawo