NEWS

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo Kormeer ku Tegay Goobaha Laga Wado Mashruuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa

Hawsha Haddii aan loo Dhibaatoon oo aan loo Dhididin Dheefteeda Lama Helo’ Hargeysa (HWA)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa 12/October/2016 ka warbixiyey halka uu marayo mashruuca biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa. Sida lagu sheegay warsaaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Mr. Xuseen Aadan Cige (Dayr), Madaxweyne-ku-xigeenka iyo wefti uu…

READ MORE
NEWS

Guddiga Joogtada ee Golaha Guurtida oo Kormeeray Goobaha Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa

Hargeysa (HWA) Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland oo 04/October/2016 kormeer ku tegay goobaha laga wado mashruuca biyo ballaadhinta caasimadda Hargeysa ee degmada Daara-salaam, kuwaasoo u kuurgalay habsami-u-socodka hawsha biyaha lagu gaadhsiinayo degmooyinka kala duwan ee caasimadda. Weftigan oo uu hoggaaminayey Gudoomiye-ku-xigeenka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Md. Xirsi Ciise Jaamac iyo…

READ MORE
NEWS

Guddiga Joogtada ah ee Guurtida oo Xog-waraysi la Yeeshay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa

Hargeysa (HWA) Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa 24/September/2016 kulan xog-waraysi ah la yeeshay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md. Ibraahin Siyaad Yoonis shalay, waxayna kala hadleen xaaladda guud ee biyaha caasimadda. Maareeye Ibraahin Siyaad Yoonis oo ay kulankan ku wehelinayeen qaar ka mid masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha, ayaa Guddiga Golaha Guurtidu wax ka…

READ MORE
NEWS

Heshiis Dhexmaray Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Shirkadda CES – Germany ee ku Guulayasatay La-talinta Mashruuca Biyo-qeybinta Caasimadda

Addis Ababa (HWA)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md. Ibraahim Siyaad Yoonis iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha Prof. Maxamed Aw Daahir, ayaa 03/September/2016 heshiis la saxiixday Shirkadda CES – Germany oo ka shaqeyn doonta La-talinta diyaarinta adeegyada habka nashqadda oo faahfaahsan ee caawinta kormeerka goobta dhismaha Mashruuca Biyo-qeybinta fayo-dhawrka fudud iyo joogteynta maamulka dhulka. Heshiiskan waxa goob-joog…

READ MORE
NEWS

Qurbo-joogga Somaliland Socdaal Indho-indhayn ah ku Tagey Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa iyo Waxyaabaha ay ku soo Arkeen

Hargeysa (HWA) Xubno ka mid ah qorba-joogga Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa 27/August/ 2016 safar qiimayn ah ku tegay  degaanka Daarsasalaam ee Geed-deeble iyo Biyo-shiinaha ee waqooyiga Hargeysa si ay ugu kuurgalaan habsami-u-socodka mashruuca biyo-ballaadhinta Hargeysa. Qurba-joogga kala socday dalalka Qaaradda Yurub, Waqooyiga Ameerika iyo Bariga Dhexe, waxa safarkooda maalintii Sabtida ku wehelinayey Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa…

READ MORE
NEWS

Dhisme Cusub oo Lagu Kordhiyey Dugsi Wakaaladda Biyaha Hargeysa u Dhistay Dadka Degaanka Biyo-shiinaha

Hargeysa (HWA)- Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Somaliland Md. Yuusuf Cismaan Garas iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md. Ibraahin Siyaad Yoonis, ayaa 07/August/2016 xadhigga ka jaray dhismaha cusub oo lagu kordhiyey Dugsiga Beeyo-khadar oo Wakaaladda Biyaha Hargeysa ka hirgalisay degaanka ee Biyo-shiinaha ee waqooyiga Hargeysa. Xaflad loo sameeyey furitaanka dugsigan oo lagu qabtay Dugsiga…

READ MORE
NEWS

Shaybaadh (Lab) Casri oo Lagu Ogaanayo La-socodka iyo Tayadda Biyaha oo Lagu Dhagax-dhigay Xarunta Wakaaladda Biyaha Hargeysa

Hargeysa (HWA)- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Cali Xuseen Ismaaciil (Shoome) iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, ayaa 04/August/2016 dhagax-dhigay dhisme cusub oo noqon doona shaybaad (Lap) lagu baadho biyaha magaalada lagu cabbo. Dhismahan oo laga bineeyey xarunta Wakaaladda Biyaha Hargeysa shalay, kaas oo Shaybaadka la dhigayo lagu baadhayo nadaafadda iyo tayadooda oo ay tahay markii ugu…

READ MORE
NEWS

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo ka Qeybgalay Shir Caalamiga ah oo Lagaga Hadlay Biyaha Nadiifta ah

Kumasi (HWA)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md. Ibraahim Siyaad Yoonis, ayaa ka qaybgalay shirka 39aad ee ay yeeshaan bahweynta Ingineernimada Biyaha iyo Xarunta Horumarinta Caalamiga ah (WEDC), kaasoo ka qabsoomay dalka Ghana ee galbeedka qaaradda Afrika, kaas oo socday 11 – 15 July 2016. Shirkan oo ay martigelisay Jaamacadda  Tignoolojiga iyo Sayniska ee Kmawe Nkrumaha…

READ MORE
NEWS

Xaflad loo Sameeyey Daah-furka Mashruuc Biyo Lagu Gaadhsiiyey Xaafadaha Ayaxa 1 & 2 ee Koonfurta Hargeysa

Hargeysa (HWA)- Madaxda Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Wasiirro ka tirsan xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa 13/June/2016 xaflad lagu daah-furay mashruuca biyo-ballaadhinta ee xaafadaha Ayax 1 & 2 ee Koonfurta magaalada Hargaysa. Xafladda furitaanka dhammaadka mashruuca biyo-ballaadhinta, waxa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Md. Cali Xuseen Ismaaciil Jirde (Cali Shoombe), Wasiirka Khayraadka Biyaha Md. Baashe Cali…

READ MORE