NEWS

Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Soo Gabogabaysay Rikibaada Qayibtii Labaad Ee Pumps Casriga Ahaa Biyo Soo Saarka

Hargeysa (HWA)Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa, si Rasmi u soo Gabogabaysay Dhigtaanka Wajigii Labaad Ee  bamamka Cusub Ee biyaha soo tuura (water pumps ama bowsers) KU WAASI oo Maalmahan hawushoodu ka soctay Deeganka biyo soo saarka waxaana Bamamkan loogu talogalay in lagu beddelo  Mamamkii hore ee ku rakibnaa ceelasha biyaha laga soo saaro ee Geed-deeble iyadoo…

READ MORE
NEWS

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Bilowga Mashruuca Biyo Galinta Caasimada Hargeysa iyo Munaasibadda weyn Oo Lagu Daahfuray

Hargaysa(HWA)Madaxwayne ku xigeenka jamhuuriyadda somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylaci oo ay Wehelinayaan Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Daarood Iyo wakiilka gaarka ah ee Ra’iisal wasaaraha Jarmalka u qaabilsan dalalka Afrika, Ambassador Gunter Noote ayaa dhagax dhigay wajigii 2aad ee biyo balaadhinta caasimadda hargaysa. Mashruucan ayaa loogu tallo galay in magaaladda hargaysa lagu wadda gaadhsiiyo…

READ MORE
NEWS

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Faahfaahiyay Qalab Cusub Oo Ah Bamamka Biyaha Soo Tuura (Water Pumps Ama Bowsers) Oo Loogu Talogalay In Lagu Beddelo Qalabkii Hore Ee Ku Rakibnaa Ceelasha Biyaha Geedeeble

Hargeysa (HWA)Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Caasimadda Hargeysa Md. Maxamed Cali Daarood, ayaa faahfaahin ka bixiyey qalab cusub oo ah bamamka biyaha soo tuura (water pumps ama bowsers) oo loogu talogalay in lagu beddelo qalabkii hore ee ku rakibnaa ceelasha biyaha laga soo saaro ee Geed-deeble. Maareeye Maxamed Cali Daarood oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in…

READ MORE
NEWS

Somaliland : Kulan Hawuleed Lagu Dardar Galinaayo Mashruuca Biyo-Balaadhinta Caasimada Oo la Soo Gabogabeeyey

Hargeysa(HWA)kulan hawuleed Lagu Dardar galinaayo habsami u socodka mashruuca biyo balaadhinta caasimada ayaa , shalay lagu qabtay hargeysa kulan kan oo ay qayib ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda horumarinta biyaha Md Saleeban yuusuf Cali Koore , Maareeyahay Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxamed Cali Axmed Midawga Yurub(EU), UN-Habitat ayaa diirada lagu saaray mashruuca waxyaabaha qabsoomay iyo waxyaabaha…

READ MORE