NEWS

Somaliland :Shir Lagu Falanqeeyey Mashaariic Dhinac Beeraha, Nadaafadda iyo Biyaha ah Oo Uu Maalgaliyey KFW oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargeysa (HWA)- Shir balaadhan  oo lagu eegayo mashaariic uu Bangiga Horumarinta Jarmalka oo magaciisa loo soo gaabiyo (KFW) ka maalgaliyo Somaliland Dhinac  Beeraha, Nadaafada iyo Biyo Qaybinta Mashruuca biyo Balaadhinta Caasimada Caasimada ayaa,lagu qabtay Hotel Ambasdor ee magaalada Hargeysa. Kulankan oo lagu falanqeynayey mashaariicda beeraha, nadaafadda iyo biyaha ee Bangiga Horumarinta Jarmalka (KFW) uu ka…

READ MORE
NEWS

Somaliland : Guddida Joogtada ee Golaha Guurtida oo Kalfadhigoodii 53aad Kaga Warbixyey Habsami U Socodka Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa Iyo Waxyaabaha Qabsoomay

Hargeysa(hargeisawateragency) Guddida Joogtada ee Golaha Guurtida oo Kalfadhigoodii 53aad Kaga Warbixyey Habsami U Socodka Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa Iyo Waxyaabaha Qabsoomay Gudiga oo Warbixin siinaayey Furitaanka Kal Fadhigoodii 53 Naad Waxbixintan oo dhamaystirani waxay u dhignayd Sidan Guddida Joogtada ah Ee Golaha Guurtida oo Kalfadhigoodii 53aad (Qeybta Wakaaladda Biyaha Hargeysa) Guddida Joogtada ee Golaha…

READ MORE
NEWS

SOMALILAND: Year-End Quarterly Meeting on Hargeisa Water Supply Expansion Project Concluded In Nairobi

SOMALILAND: Year-End Quarterly Meeting on Hargeisa Water Supply Expansion Project Concluded In Nairobi By Abdirisak Itaqile – Participants pose for a group photo following the conclusion of the year-end quarterly meeting between Somaliland government and donors on Hargeisa water supply expansion project in Nairobi, Kenya on November 03, 2016. By Abdirisak Itaqile Nairobi, (hargeisawateragency) -The…

READ MORE
NEWS

Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Nairobi Kaga Qaybgalay Shir Lagaga Hadlaayo Horumarinta Mashruuca biyo balaadhinta Caasimada

Nairobi (HWA)- Kulanka saddexdii bilood mar ay isugu yimaaddaan Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Qaadhaan-bixiyeyaasha maalgeliya mashaariicda biyo ballaadhinta caasimadda Somaliland, ayaa 03/11/2016 ugu furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Kulankan saddex-biloodlaha ah oo ay ka qeybgaleen Qaandhaabixiyeyaasha; Baanka Horumarinta Germarka (KFW), Midowga Yurub (EU), Baanka Adduunka (WB), Hay’adda Horumarinta ee Ingiriska (DFID), Hay’adda GIZ,…

READ MORE
NEWS

Somaliland : Safiirka Shiinaha u Fadhiya Soomaaliya oo Booqday Mashruuc Dawladdiisu ka Hirgelisay Hargeysa ka Hor 40 Sanno

 Hargeysa (hargeisawateragency) Safiirka waddanka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. H.E. Wei Hong Tain, ayaa booqday goobaha ay ku yaallaan ceelasha biyaha caasimadda Somaliland ka cabto oo dawladdiisu ka hirgelisay degaannada Geed-deeble iyo Beeniyo Liiban ee woqooyiga Hargeysa shalay. Weftiga Safiirka Shiinaha oo uu horkacayey Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis, ayaa kormeer ku…

READ MORE