NEWS

Maayarka Hargeysa Oo Furay Kulan Loogu Diyaar Garoobayo Biyo Galinta Caasimadda Hargaysa

. Maayarka Caasimadda Caasimada Oo Furay Kulan Loogu Diyaar Garoobayo Biyo Galinta Caasimadda Hargaysa. Hargaysa(HWA)Kulanka ay wakaalada biyaha hargaysi iyo Bangiga Horumarinta Jarmalka KFW ay soo qaban-qaabiyeen oo Lagu  dardar galinayay biyo galinta caasimada hargaysa iyo sidii loo maarayn lahaa caqabadaha ka horyimaadda meelaha ay marayaan beeb dhigista gudaha magaalada  ayaa maanta lagu qabtay Hargaysa.…

READ MORE
NEWS

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daah-furay Munaasibad lagu soo Badhigay Todoba Shirkood Oo Isugu Soo Hadhay Tartanka Loogu Jiro Mashruuca Biyo Galinta Caasimada Hargeysa

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daah-furay Munaasibad Hargeysa (HWA) madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa daah-furay munaasibad lagu soo bandhigay todoba shirkadood Todoba shirkadood oo dhamaantood ay ajaaniib yihiin oo isugu soo hadhay tartanka loogu jiro biyo galinta caasimada Hargeysa, waxaana la doonayaa hal shirkad oo keliya inay kasoo baxdo tartankan, taasi oo samaysa biyo galinta…

READ MORE
NEWS

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxmed Cali Daarood oo Shacabka Reer Somaliland ku Hambalyeeyey Sanad-guurada 27-aad ee kasoo Wareegtay dib-ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxmed Cali Daarood oo Shacabka Reer Somaliland ku Hambalyeeyey  Sanad-guurada 27-aad ee  kasoo Wareegtay dib-ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland   Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxmed Cali Daarood ayaa Shacabka Reer Somaliland ku hambalyeeyey  sanad-guurada 27-aad ee  kasoo wareegtay dib-ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland oo ku beegnayd 18-kii bishii May sanadkii 1991-kii. Oo…

READ MORE
NEWS

Somaliland : Wakaaladda Biyaha iyo Hay’adaha la Shaqeeya oo la Kulmay Shirkadaha Danaynaya Qandaraaska Biyo Galinta Caasimada Gudaheeda

“Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxay idiin ballanqaadaysaa, in mashruucani ku bixi doono hab caddaalad ah oo dhexdhexaad ah” Hargeysa (Jam)-  Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo hay’adaha caalamiga ah ee la shaqeeya, ayaa kulan la qaatay shirkadaha danaynaya inay ka qaybgalaan qandaaraska lagu bixinayo dhismaha dhuumaha iyo xarumaha biyo-ballaadhinta la doonayo in laga hirgeliyo degmooyinka kala duwan ee…

READ MORE
NEWS

Hargeisa Water Agency (HWA) INVITATION FOR TENDER FOR CONSTRUCTION OF WATER SUPPLY AND BASIC SANITATION PROJECT Invitation for Tender No.: HWA/KfW/HWSBSP/CB01/2018

    Hargeisa Water Agency (HWA) INVITATION FOR TENDER FOR CONSTRUCTION OF WATER SUPPLY AND BASIC SANITATION PROJECT Invitation for Tender No.: HWA/KfW/HWSBSP/CB01/2018 INVITATION FOR TENDER FOR CONTRACTORS Country: Republic of Somaliland Project: Hargeisa Water Supply and Basic Sanitation Project (HWSBSP) Project ID: BMZ No. 32642 / 2015 68 336 The Government of Somaliland through…

READ MORE
NEWS

Wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Bandhigtay Qandaraas Lagu Bixinayo Dhismaha Hannaanka Biyo-qaybinta Degmooyinka Caasimadda

Wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Bandhigtay Qandaraas Lagu Bixinayo Dhismaha Hannaanka Biyo-qaybinta Degmooyinka Caasimadda Hargeysa (HWA)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md. Maxamed Cali Daarood, ayaa soo bandhigay qandaraas lagu bixinayo dhismaha hannaanka biyo-qaybinta loogu samaynayo gudaha degmooyinka iyo xaafadaha kala duwan ee caasimadda Somaliland. Md. Maxamed Cali Daarood iyo saraakiil ka tirsan Hay’adaha la shaqeeya Wakaaladda…

READ MORE
NEWS

Maareeyahay Wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Daarood Oo Gudoomiyaha Jamacada Bader Mubaarig Ibraahim Aar Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Aabihii

Maareeyahya Wakaalada Biyaha Hargeysa iyo Dhamaan Maamulka ,shaqaalaha Iyo Hawulwadeenada Wakaalada Biyaha Hargeysa Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Gudoomiyaha Jaamacada Bader Mubaarig oo Aabihii Ibraahim Aar Maanta Geeriyooday Alle qabriga haw nuuuro marxuuum Ibraahim Aar waaxanay ilaahay ugabaryeeyaan marxuumka inuu janooyinkiisa ku casumo samir iyo iimaana ka siiiyo dhamaan ehelkii qaraabadii iyo shacabka somaliland ee…

READ MORE