NEWS

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Warbixin ka Dhegaystay Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha iyo Hay’adaha la Shaqeeya, Kormeerna ku Tagey Xarumaha Biyo-soo-saarka Geed-deebel

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Warbixin ka Dhegaystay Masuuliyiinta Wakaaladda Biyaha iyo Hay’adaha la Shaqeeya, Kormeerna ku Tagey Xarumaha Biyo-soo-saarka Geed-deebel Hargeysa (HWA)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe oo kormeer ku tegay goobaha laga wado mashruuca biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa, ayaa warbixin ka dhegaystay Maareeyaha Wakaaladda Biyaha iyo Hay’adaha caalamiga ah ee la…

READ MORE
NEWS

Wakaaladda Biyaha Biyaha Hargeysa Oo Maanta Fulisay Talaabo Ay Ku Diirsadeen Shacabka Caasimada Ee Ay U Dhaamiyaan Biyooleyaasha Dameerku iyo Fariinta Maareeyahay

Wakaaladda Biyaha Biyaha Hargeysa Oo Maanta Fulisay Talaabo Ay Ku Diirsadeen Shacabka Caasimada Ee Ay U Dhaamiyaan   Biyooleyaasha Dameerku iyo Fariinta Maareeyahay Hargeysa (WBH)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Mr. Maxamed Cali Axmed (Daarood), ayaa ka hadlay qiimo gaar ah oo loo gooyey biyoola-yaasha Gaadhi-dameerka ku shaqaysta ee biyaha ka iibiyey bulshada ku dhaqan caasimadda Hargeysa,…

READ MORE
NEWS

Wasiiradda,Biyaha ,Qorshaynta iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa ,Maayarka Caasimada Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Midowga Yurub iyo Kormeerkii Biyo Soo Saarka Cusub

Wasiiradda,Biyaha ,Qorshaynta iyo  Maareeyaha  Wakaalada Biyaha Hargeysa ,Maayarka Caasimada Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Midowga Yurub iyo Kormeerkii Biyo Soo Saarka Cusub Shir Lagu Dardargelinayo Mashruuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa Hargeysa (HWA)- Shir lagu dardargelinayo mashaariicda la xidhiidha biyo-ballaadhinta Hargeysa, ayaa lagu qabtay hudheelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa, kuwaasoo laga soo bilaabay degaannada Hora-haadlay iyo…

READ MORE
NEWS

Wefti Ka Socda Baanka Horumarinta Ee Dalka Jarmalka Iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Kormeer Ku Tegay Mashruuc Biyo Balaadhinta Caasimad iyo Xarumaha Biyo Soo Saarka

      Hargeysa(HWA)Wefti ka socda  Hay’adda Baanka Horumarinta ee dawladda  Jarmalka  ee (KFW) kuna sugan dalka Somaliland ,  ayaa iyaga oo ay weheliyaan Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Hargeysa  Eng. Maxamed Cali Daarood, waxay Hay’addan oo Mashruuca Biyo Gelinta Hargeysa ka caawisa Somaliland, ay socdaal kormeer iyo u kuurgalis ah ku soo mareen halka uu maraayo mashruucani iyo Xarumaha Biyo…

READ MORE
NEWS

Shir Lagu Gorfeeyey Mashaariicda Biyo-ballaadhinta Hargeysa oo ka Qabsoomay Caasimadda Somaliland

Hargeysa (HWA)- Kulan ballaadhan oo lagu gorfeeyey dardar-gelinta mashaariicda kala duwan ee la xidhiidha biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa, ayaa lagu qabtay hudheelka Ambassador ee magaalada Hargeysa shalay. Shirkan lagu dardar-gelinayo hawlaha la xidhiidha mashruuca biyo-ballaadhinta caasimadda Somaliland ee ay fulinayso Wakaaladda Biyaha Hargeysa, sidoo kale waxa qeyb ka ahaa mashaariic ku lammaan oo ay qeyb ka…

READ MORE
NEWS

Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Hay’adda UNHABITAT oo Shirkadda Almis Construction ku Wareejiyey Dhammaystirka Xarumaha Biyo-soo-saarka

    Hargeysa (HWA)- Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Hay’adda UNHABITAT, ayaa hawsha dhammaystirka dhismaha xarumaha cusub ee biyo-soo-saarka Geed-deeble si rasmi ah ugu wareejiyey shirkadda la yidhaah Almis Construction, kadib markii hawshaas laga wareejiyey shirkadda kale ee Caalami Construction oo dhismayaashaas ku dhammastiri wayday muddadii heshiiska lagula galay sannadkii 2015. Sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed…

READ MORE
NEWS

WASIIRKA HORUMARINTA BIYAHA OO KORMEERAY MASHRUUCA BIYO BALAADHINTA CAASIMADA HARGEYSA IYO WARBIXINTA MAAREEYAHAY OO KA FARXISAY SHACABKA CAASIMADA

Hargeysa (HWA)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Mr. Maxamed Cali Axmed (Daarood), ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan hawlaha mashaariicda biyo-ballaadhinta ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Mr. Daarood oo isaga iyo wefti uu horkacayey kormeer ku soo mareen goobaha ay ka socdaan mashaariicda biyo-ballaadhinta ee koonfurta iyo woqooyiga caasimadda Hargeysa gelinkii hore ee shalay, waxa uu sheegay…

READ MORE
NEWS

Gudida Arimaha Bulshada Guurtida Oo  Kormeer Ku Tagay Qaybo Ka Mid Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa

  Hargeysa (HargeysawaterAgency) – Xubno ka mid ah Guddi-hoosaadka Golaha Guurtida gaar ahaan Gudida Arimaha Bulshada iyo Maareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa ayaa, soo kormeeray habsami u socodka barkadaha loogu talogalay in ay caasimada u qaybiyaan Caasimada Hargeysa Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md. Maxamed Cali Daarood oo faahfaahin ka bixiyey kormeerkooda shalay ay ku mareen berkadaha…

READ MORE