Select Page

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxmed Cali Daarood oo Shacabka Reer Somaliland ku Hambalyeeyey Sanad-guurada 27-aad ee kasoo Wareegtay dib-ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxmed Cali Daarood oo Shacabka Reer Somaliland ku Hambalyeeyey  Sanad-guurada 27-aad ee  kasoo Wareegtay dib-ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland

 

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxmed Cali Daarood ayaa Shacabka Reer Somaliland ku hambalyeeyey  sanad-guurada 27-aad ee  kasoo wareegtay dib-ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland oo ku beegnayd 18-kii bishii May sanadkii 1991-kii. Oo Maalinta Bari ah Laga Xusi Doono Gobolada iyo Degmooyinka Dalka xuska iyo hw

About The Author