Select Page

Xarunta Maareynta Biyaha Hoose iyo Biyo-xidheenada ee Wakaaladda biyaha ayaa ku gudo jirta Daraasada biyo qabatinada afar doox

Xarunta Maareynta Biyaha Hoose iyo Biyo-xidheenada ee Wakaaladda biyaha ayaa ku gudo jirta Daraasada biyo qabatinada afar doox
Xarunta Maareynta Biyaha Hoose iyo Biyo-xidheenada ee Wakaaladda biyaha ayaa  ku gudo jirta Daraasada biyo qabatinada afar doox oo ku yaala Degmadda Daara-salaam ee waqooyiga Magaaladda Hargeysa kaas oo noqon doona mid lagu xoojinayo
kaydadka biyaha Hoose ee Ceelasha Geed-deeble iyo Guud ahaanba Degmadda Daarasalaam si looga hor tago in Ceelasha ay Hargeysa ku tiirsan tahay hoos u dhac uu ku yimaado ama ay engegaan.
Tani waxa ay sidoo kale faa’ido u tahay dadka deegaanka ee laga joojiyay in ay ceelasha qotaan oo ay u soo dhawaynayso Biyaha.
Waxay tani sidoo kale xal u noqonaysaa roob yaraanta soo noqnoqotay…

About The Author