![xog baahin short liiska sing[1]_page-0002](https://www.hargeisawateragency.org/wp-content/uploads/2025/02/xog-baahin-short-liiska-sing1_page-0002-1-1024x1325.jpg)
𝐔𝐣𝐞𝐞𝐝𝐝𝐨: 𝐁𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐋𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚
Wakaalda biyaha Hargeisa waxa ay taariikhdu marka ay ahayd 29/12/2024 Baahisay Kaalmo shaqo oo ka banaanaatay. Waxa ayna kala ahaayeen:
5 kaalmo shaqo oo ah farsamo-yaqaan /tuubiiste (Plumber)
5 kaalmo shaqo oo ah akhris qore /saacad qore (meter reader)
Waxa guud ahaan soo codsaday kaalmahan shaqo 𝟖𝟒𝟏 codsade
waxa aan shuruudihii looga baahna aan buuxin 𝟕𝟎𝟕 codsade.
Waxa shuruudihii looga baahnaa buuxiyey 𝟏𝟑𝟒 codsade kuwaas oo si rasmi ah ugu soo baxay Shortlist-ka, waxaanay kala yihiin:
• 𝟏𝟎𝟎 codsade oo soo codsaday kaalmaha shaqo ee ah, akhris qore/saacad qore (meter reader)
• 𝟑𝟒 codsade oo soo codsaday kaalmaha shaqo ee ah, farsamo-yaqaan/tuubiiste (Plumber).
Sidaas awgeed, waxa dhamaan tartamayaasha kusoo baxay short list-ka la ogaysiinayaa inay gali doonaan imtixaanka maalinta Arbacada taariikhdu markay tahay 𝟎𝟓/𝟎𝟐/𝟐𝟎𝟐𝟓, 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 (𝐂𝐒𝐈) 𝟕:𝟑𝟎𝐀𝐌 𝐒𝐮𝐛𝐚𝐱𝐧𝐢𝐦𝐨. Waxaana qof kasta looga baahan yahay 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 in uu soo qaato.
Fadlan lifaaqa eeg, si ay ogaadaan tartamayaasha usoo gudbay Imtixaanka.
𝐅.𝐆. Tartamayaasha ciddii aan usoo gudbin Shortlist-ka ama su’aal qabta ee u baahan sharaxaad, waxa ay la soo xidhiidhi karaan Xafiiska Shaqaalaha ama codsigooda ku gudbin karaan 𝟗𝟐𝟐𝟐 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐦𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 ee 𝐖𝐁𝐇.
⁎ waxaa jira dad is ku Magac ah sidaa daraadeed waxaa lagama maarmaan noqotay inaanu Telphonka Raacino si Aanay isugu Qaldamin.
Akhris-Qore Short List | ||
No | Full Name | Telephone |
1 | Cumar C/laahi Cisman | 063-4222692 |
2 | C/qani Ibrahim Siciid | 063-4124418 |
3 | C/qani Aadan Xasan | 063-3710561 |
4 | Mustafe Cismaan Celaabe | 063-3140849 |
5 | Maxamed Axmed Cabdi | 063-4602515 |
6 | Cawo Maxamed Axmed | 063-3519094 |
7 | Mukhtaar Xuseen Maxamed | 063-4022304 |
8 | C/laahi Cismaan Axmed | 063-6142919 |
9 | C/rashiid C/raxaman Muxumed | 063-4080306 |
10 | C/laahi Yuusuf Maxamed | 063-3844391 |
11 | C/rixiin Siyaad Axmed | 063-4580986 |
12 | Cali muxumed yuusuf | 063-3966466 |
13 | C/shakuur siciid cali | 063-6288659 |
14 | Xamda axmed c/raxmaan | 063-3011705 |
15 | Sharmake maxamed cali | 063-6134252 |
16 | Jimcaale cabdi sadiiq | 063-4873661 |
17 | Sharmake cabdi cali | 063-4124121 |
18 | khalid muxumed daauud | 063-7492065 |
19 | Ridwaan cali muxumed | 063-6244967 |
20 | khadar cabdi Dauud | 063-4703863 |
21 | C/qani isamaaciil xuseen | 063-6689215 |
22 | Faysal ismacil farax | 063-4848585 |
23 | C/ladiif umal xasan | 063-4782418 |
24 | Maxamuud Bashiir Muxumed | 063-4701831 |
25 | C/salaan C/qani Dalal | 063-4728600 |
26 | Caydaruus Xuseeen Cismaan | 063-4828243 |
27 | Mahad Maxamed Saleeman | 063-4664108 |
28 | Xasan Axmed Maxamed | 063-6668888 |
29 | Khaalid Mubarig Maxamed | 063-6434192 |
30 | C/laahi Maxamed Ismaciil | 063-4046167 |
31 | Xasan Daahir Xassan | 063-3917672 |
32 | C/xakiin Ibrahim Xirsi | 063-4766164 |
33 | Ridwan Maxamed C/raxmaan | 063-6564730 |
34 | C/qani Maxamed Cabdi | 063-6990633 |
35 | Axmed Ismacil Ciise | 063-4302037 |
36 | Cawil Cali Axmed | 063-4169804 |
37 | Axmed Aadan Muxumed | 063-4003699 |
38 | C/qani Carab Cabdi | 063-3830130 |
39 | Siciid Ismaciil Jaamac | 063-7819494 |
40 | Axmed Mahdi Cilmi | 063-6362713 |
41 | Ismaciil Cabdi Maxamed | 063-3821330 |
42 | Suhayb Khadar Siciid | 063-3427523 |
43 | C/rashadiid Ismaciil C/raxmaan | 063-6155486 |
44 | Maxamed Gaydh Mahad | 063-3009653 |
45 | Mukhtaar Mustafe Jaamac | 063-4336724 |
46 | Suhayb Cabdi Yuusuf | 063-3929290 |
47 | Aadan Maxamuud Ismaciil | 063-7001123 |
48 | Jaamac Yuusuf Jaamac | 063-6882016 |
49 | Suhayb C/kariin Maxamed | 063-3618314 |
50 | Iid Cali Maxamed | 063-6240863 |
51 | C/casiis Cali Xaashi | 063-4872482 |
52 | C/raxmaan Axmed Kayse | 063-4186273 |
53 | Sacad Xasan Maxamed | 063-6775048 |
54 | Yaxye Maxamed Cali | 063-4831213 |
55 | C/raxman Axmed Cawil | 063-6429644 |
56 | Fuaad Xuseen Muxumed | 063-4236373 |
57 | Xamse Khadar Ismaciil | 063-4004146 |
58 | C/kariin Xasan Mataan | 063-3927408 |
59 | Bashiir Cabdi C/laahi | 063-4722216 |
60 | C/raxman Maxamed Aadan | 063-4838017 |
61 | C/shakur Xasan Axmed | 063-3480125 |
62 | C/qani Axmed Aadan | 063-3929618 |
63 | Sakariye Aadan Nuux | 063-3164677 |
64 | C/samad C/laahi Maxamed | 063-6750401 |
65 | Abokor Axmed Daaud | 063-4827229 |
66 | Mustafe C/salaan | 063-3822147 |
67 | Jimcaale Ismmaciil Cali | 063-4566643 |
68 | C/risaaq Jamac Salaan | 063-6520911 |
69 | Siciid Maxamed Xuseen | 063-6308036 |
70 | Khaalid C/casiis Faarax | 063-6158191 |
71 | Fadxi Khaliif Ducaale | 063-7893464 |
72 | C/fatax Cumar Wayrax | 063-6063135 |
73 | Shucayb Yuusuf Cabdi | 063-4120523 |
74 | C/qaadir Maxamuud Cismaan | 063-4030488 |
75 | Ismaciil Muxumed Yuusuf | 063-6312742 |
76 | Axmed C/laahi Cigaal | 063-4223558 |
77 | Axmed Nuur Maxamed | 063-3448322 |
78 | C/raxmaan Axmed Maxamed | 063-6976989 |
79 | Yaasin Wardi Daahir | 063-6931329 |
80 | Sadaam Cabdi Xasan | 063-4885829 |
81 | Caydaruus Ismaciil Iiman | 063-7810070 |
82 | Cabdale Xasan Siciid | 063-6686381 |
83 | Siciid Xuseen Cali | 063-4739250 |
84 | Farxaan Yuusuf Carab | 063-3765555 |
85 | Maxamed Axmed Cabdi | 063-6597243 |
86 | Xamse Sayid Maxamed | 063-6262234 |
87 | Xuseen C/laahi Yuusuf | 063-3156031 |
88 | C/rashiid c/laahi diiriye | 063-4841454 |
89 | Shaafici awal c/laahi | 063-6262625 |
90 | yaasiin cismaan yusuf | 063-4817339 |
91 | Mawan ismacil maxamed | 063-6363353 |
92 | C/faraax muxumed axmed | 063-4844027 |
93 | khaliil cabdi daauud | 063-6976706 |
94 | C/qani maxamuud cismaan | 063-3063426 |
95 | Shaafici maxamed yusuf | 063-3754474 |
96 | Cali c/laahi cali | 063-4857710 |
97 | Maxamed Axmed Maxamed | 063-4856863 |
98 | C/risaaq Cali Xasan | 063-4228612 |
99 | C/raxmaan Sayid Muuse | 063-4461549 |
100 | Yaasin Cawil Xashi | 063-2710513 |
Farsamoyaqaan(Tuubiste) Short List | ||
No | Full Name | Telephone |
1 | Abdishakuur Mohamed Ahmed | 063-4124378 |
2 | Cali Maxamuud Cali | 063-4147216 |
3 | Ahmed Xasan Jama | 063-4097228 |
4 | Ridwaan Muuse Jama | 063-4813948 |
5 | Cabdirisaaq Aadan Ahmed | 063-6262730 |
6 | Khaalid Mohamoud Abdi | 063-4868924 |
7 | Sakriye Abdi Yousuf | 063-7369901 |
8 | Cabdilaahi Cabdi Cumar | 063-4193874 |
9 | Mustafe Maxamed Ciise | 063-4406214 |
10 | Xamse Cabdiqaadir Yuusuf | 063-4776707 |
11 | Cabdixiis kayse Siciid | 063-4782756 |
12 | Cabdiqani Mahad Cabdi | 063-4881303 |
13 | Farxaan Maxamed Aadan | 063-7284558 |
14 | Axmed Cabdiqaadir Warmahaye | 063-4245769 |
15 | Mustafe Xussein Cali | 063-4277572 |
16 | Maxamed Xusseen Cilmi | 063-4770874 |
17 | Kayse Gaaxnuug Sodaan | 063-3872661 |
18 | Maxamed Shurki yousuf | 063-4699286 |
19 | Maxamed Cabdilahi Xussen | 063-6512778 |
20 | Sakariye Maxamed Muuse | 063-6536461 |
21 | Mukhtaar Ciise Sh. Xusseen | 063-3030352 |
22 | Khaalid Cabdirahmaan Axmed | 063-6897598 |
23 | Cabdishakuur muxumed maxamed | 063-7810248 |
24 | Maxamed Ahmed Yuusuf | 063-4991784 |
25 | Naasir Xasan Daahir | 063-7663253 |
26 | Ismaciil Maxamed Shiil | 063-8155768 |
27 | Ridwaan farax xasan | 063-4669949 |
28 | Sakariye maxamed ciise | 063-4140674 |
29 | C/ramaan xasn c/kariin | 063-4380302 |
30 | C/qani xasan cismaan | 063-6972912 |
31 | Abdifataah Mohamed Xasan | 063-4753194 |
32 | Mustafe Axmed Xasan | 063-7466377 |
33 | C/laahi Cabdi Cumar Cawad | 063-4193878 |
34 | Cadnaan Ali Diiriye | 063-4001299 |