PROJECTS

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daah-furay Munaasibad lagu soo Badhigay Todoba Shirkood Oo Isugu Soo Hadhay Tartanka Loogu Jiro Mashruuca Biyo Galinta Caasimada HargeysaMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daah-furay Munaasibad Hargeysa (HWA) madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa daah-furay munaasibad lagu...
Wakaaladda Biyaha iyo Hay’adaha la Shaqeeya oo la Kulmay Shirkadaha Danaynaya Qandaraaska Biyo Galinta Caasimada“Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxay idiin ballanqaadaysaa, in mashruucani ku bixi doono hab caddaalad ah oo dhexdhexaad ah”...
Wasiirka Biyaha ,Qorshaynta iyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa, Maayarka Caasimada Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Midowga YurubWasiiradda,Biyaha ,Qorshaynta iyo  Maareeyaha  Wakaalada Biyaha Hargeysa ,Maayarka Caasimada Oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socda Midowga...
Wefti Ka Socda Baanka Horumarinta Ee Dalka Jarmalka Iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Kormeer Ku Tegay..Hargeysa(HWA)Wefti ka socda  Hay’adda Baanka Horumarinta ee dawladda  Jarmalka  ee (KFW) kuna sugan dalka Somaliland ,  ayaa iyaga oo ay weheliyaan...
Shir Lagu Falanqeeyey Mashaariic Dhinac Beeraha, Nadaafadda iyo Biyaha ah Oo Uu Maalgaliyey KFW oo Hargeysa Lagu QabtayHargeysa (HWA)- Shir balaadhan  oo lagu eegayo mashaariic uu Bangiga Horumarinta Jarmalka oo magaciisa loo soo gaabiyo...
Safiirka Shiinaha ee Somaliland iyo Soomaaliya oo Booqday Mashruuc Dawladdiisu ka Hirgelisay Hargeysa ka Hor 40 Sanno  Hargeysa (hargeisawateragency) Safiirka waddanka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. H.E. Wei Hong Tain, ayaa booqday goobaha...