Logo

  • Home
  • About Us
  • Contact
  • Home
  • About Us
    • HWA Mandate
    • HWA OPERATIONS
    • Challenges
    • HWA’s Short-Medium Term Master Plan
    • Management Team
  • OUR WORK
  • PROJECTS
    • HUWSUP
  • SUPPORT HWA
  • NEWS
  • GALLERY
  • Contact
  1. Hargeisa Water Agency
  2. NEWS

NEWS

  • bom1

    Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Faahfaahiyay Qalab Cusub Oo Ah Bamamka Biyaha Soo Tuura (Water Pumps Ama Bowsers) Oo Loogu Talogalay In Lagu Beddelo Qalabkii Hore Ee Ku Rakibnaa Ceelasha Biyaha Geedeeble

    February 17, 2019NEWS

    Hargeysa (HWA)Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Caasimadda Hargeysa Md. Maxamed Cali Daarood, ayaa faahfaahin ka bixiyey qalab cusub oo ah bamamka biyaha soo tuura (water pumps ama bowsers) oo loogu talogalay in lagu beddelo qalabkii hore ee ku rakibnaa ceelasha biyaha laga soo saaro ee Geed-deeble. Maareeye Maxamed Cali Daarood oo saxaafadda

  • HWA SH 1

    Somaliland : Kulan Hawuleed Lagu Dardar Galinaayo Mashruuca Biyo-Balaadhinta Caasimada Oo la Soo Gabogabeeyey

    February 7, 2019NEWS

    Hargeysa(HWA)kulan hawuleed Lagu Dardar galinaayo habsami u socodka mashruuca biyo balaadhinta caasimada ayaa , shalay lagu qabtay hargeysa kulan kan oo ay qayib ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda horumarinta biyaha Md Saleeban yuusuf Cali Koore , Maareeyahay Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxamed Cali Axmed Midawga Yurub(EU), UN-Habitat ayaa diirada lagu saaray

  • hwa2

    Maareeyahay Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Maayarka Caasimada Oo Warbixin Ka Dhegaystay Masuuliyiinta Shirkada Ka Gacanta Ku Haysa Biyo Galinta Caasimada

    January 8, 2019NEWS

    Maareeyahay Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Maayarka Caasimada Oo Warbixin Ka Dhegaystay Masuuliyiinta Shirkada Ka Gacanta Ku Haysa Biyo Galinta Caasimada

  • xg1

    Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad oo Ay Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ka Dhistay

    December 22, 2018NEWS

    Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Caafimaad oo Ay Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ka Dhistay    

  • 4 (3)

    Somaliland: Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirrada oo ka Digay in la Carqaladeeyo Marinada Beebabka iyo Dhismaha Berkedaha Biyo-qaybinta Hargeysa Ee Bilaabmi Doona

    November 1, 2018NEWS

      Wasiirro ugu baaqay bulshada in wad-jir looga shaqeeyo hirgelinta mashruuca biyo-qaybtinta Hargeysa + Maareeyaha Wakaalladda Biyaha oo sheegay in carqalad kastaaba dib-u-dhac ku keenayo hirgelinta mashruucan

  • heshiiska biyo galinta 1

    Somaliland : Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Shirkad Jarmal ah oo Kala Saxeexday Fulinta Mashruuca biyo Galinta Caasimada

    October 31, 2018NEWS

      Mashruuca dhismaha berkedaha iyo dhuumaha biyo-qaybinta degmooyinka Hargeysa oo la filayo inuu bilaabmo bisha dambe, laguna dhammaystiro muddo saddex sanno ah Hargeysa (HAW)- Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Shirkad laga leeyahay dalka Jarmalka oo la yidhaahdo Ludwig Pfeiffer, ayaa si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ku saabsan dhismaha xarumo

  • 099A8577

    Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Munaasibad Lagu soo Bandhigaayo Qayb Ka Mid Ah Mashruuca Biyo Galinta Caasimada oo ay maal galisay Coca Cola foundation

    October 24, 2018NEWS

      Hargeysa(HWA) Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo  Furay Munaasibad Lagu soo Bandhigaayo  Qayb Ka Mid Ah Mashruuca Biyo Galinta Caasimada oo ay maal galisay Coca Cola foundation Maareeyaha wakaaladda biyaha Hargaysa, mudane Maxamed Cali Daarood ayaa ka war bixiyay kayd-biyoodyadan cusub iyo halka ay marayso guud ahaan biyo ballaadhinta caasimadu isagoo

  • e

    Somaliland : Maareeyaha Wakaalada Biyaha Oo Qaabiley Wafti Ay Hogaaminayso Wasiir Ka Tirsan Dawladda Ingiriiska + Sawiro

    October 7, 2018NEWS

      Hargeysa (Djiboutitoday ) – Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Magaaladda Hargeysa Maxamed Cali Daarood ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ay hogaaminayso Wasiirul Dawlaha Dawladda Ingiriiska u qaabilsan Horumarinta Caalamigaah ee Qaarada Afrika Harriet Baldwin. Kulankan ayaa intii uu socday aan loo ogolayn warbaahinta, hasayeeshee waxa faahfaahin ka bixiyay Maareeyaha Wakaaladda

  • warka maareeyaha.jpg

    Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Ka Warbixyey Waxyaabaha uga Qabsoomay Safarkii Shaqo Ee Nairobi iyo Darar Galinta Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada

    October 6, 2018NEWS

    Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Ka Warbixyey Waxyaabaha uga Qabsoomay Safarkii Shaqo Ee Nairobi iyo Darar Galinta Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada  

  • nayff

    Shir Lagu Dardar Galinaayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Oo Ka Qabsoomay Nairobi

    October 2, 2018NEWS

    Shir Lagu Dardar Galinaayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Oo Ka Qabsoomay Nairobi Wariye Siciid Xuseen Yuusuf siciidm2090@gmail.com

  • ←Older

About Us

HWA is an independent water supply utility that is mandated with the supply of water for the city of Hargeisa. It enjoys fiscal and administrative autonomy. Current, it has permanent staff of 329, 100% paid by HWA from its own income.

Menu

  • Home
  • About Us
  • Contact

Follow Us

© 2019 Hargeisa Water Agency. | Designed by Eng. Abdirisak Itaqile.