Hargeisa Water Agency Logo Hargeisa Water Agency
    • Bog-fur
    • Nagu Saabsan
    • Warbixinno iyo Faalooyin
april 27, 2025
april 27, 2025 7 min read

Maareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa oo siweyn U Iftiimiyey Baahida ay U Qabeen Riiga iyo Doorka uu ka Qaadan Karo Horumarka Ay Wakaaladu ku Talaabsatay   WBH

“ Maareeyaha Wakaaladda biyaha Hargeysa Mudane Maxamed Cali Axmed (Daarood oo munaasibadaasi ka Hadalay ayaa ka waramay Baahida weyn Ee Ay Wakaaladu u qabtay inay hesho Riig iyo  Doorka muhiimka ah Ee uu ka qaadan karo Horumarka ay Wakaaladu ku talaabsatay isaga  arimahaasi ka hadalaayan waxuu yidhi

“ Waxaynu maanta u Fadhinaa inaynu Markhaati ka noqo wax Qabad kale oo weyn oo u soo kordhay Magaaladeena Hargeysa waxaanu Madaxweynuhu Xadhiga ka jaridoonaa Riigii koowaad Ee ay Yeelto Wakaaladda biyaha Hargeysa Riigaasi oo qodi kar  600mr Ceel Dhererkiisu yahay

Hadab Maxaa Keenay inay Wakaalada biyaha Hargeysi raadsato ama inay yeelato riig ‘wakaaladda biyaha hargeysa Caqabadaha hayistay Markaad eegto xag ceelasha labaa ugu waaweynaa 1- Midi Waxay ahayd Maamulka Ceelasha jira ,Ceelku Marka uu Xumaado Qalab ayaa ku jira biyaha ka soo saaraha  oo layidhaa bom iyo daynabo hadii uu mid ka mid ahi Xumaado waxaa la raadin jiray Wiisha kaasi oo ay ku bixjirtay Dhaqaalo badan taasi oo waqti badan qaadan jirtay taasi caqabad ayey ahayid

Ilaahay ayaa mahad leh Caqabadaasi maanta waanu xalinay  oo Qalabkii faraha badnaa ee aanu abuurtay intii Xukuumadani jirtay waxaananu u samaynay lab wish oo mid yahay mid weyn 14 tan ah  oo dawladu Gacanta ku hayso iyo mid sadex  tan ah oo aanu gacanta ku hayno

Maanta hadii Ceel inaga Xumaado Saacado ayey Qaadataa dayactirkiisu waynu xalinay

Caqabaha Labaad ee haysatay waxay ahayd xaga maamulka ceelasha taasi oo ah inaan xog lag haynin Ceelka gudihiisa iyo xaaladiisa taasina waxaanu ku xalainay nidaam casri ah oo lagula socon karo xaalada ceelka qalab kaasi oo ku jira gudaha ceelka isle markaana lagal socon karo saacad kasta inta uu biyo soo saari karo

Caqabada sadexaad ee ina haysatay waxay ahayd inay yaraa yeen khubarada aqoonta durugsan uleh  biyaha

Maanta waxaa ka hawul gal wakaalada biyaha hargeysa Hablo iyo inamo dhaliin yaro ah oo aqoontoodu sarayso   oo biyaha aqoon u leh gaar ahaa culuumta biyaha kuwaasi oo helay tababaro dheeraad ah iyo khibarad balaadhan

4 Caqabada afraad ee haysatay guud ahaa Somaliland waa inaynaan xalin Karin marka qalabka biyaha soo saara ee ay ka mid yihii bomka iyo daynabadu

Inaga xumaadaan waxay inagu taagan yihiin 5000  dollar  waxaana dhaca in la tuuro

Maanta waxaanu gacanta ku haynaa  anaga oo kaashanayna hay,adda biyaha iyo Fayo Dhawurka Uganda in bom kii iyo daynabadii aan la tuuri ee la dayac tiro )

Maareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa waxaa kale oo uu faah faahiyey shaqada uu qaban doono riiga cusubi waxaanu yidhi

“Maanta ilaahay ayaa mahad leh waxaynu Maraynaa inaynu hayno Qalabkii iyo aqoontii ceel in la qodi karo oo la maamuli karo waxaana maanta inagu soo biiray hargeysa oo ah magaaladii caasimada kobaceeduna sareeyo inay hesho riig 600Mr ama qodi kara ceel Dhererkiisu yahay 600mr Dhiiraa iyo Injiinka waxaa ku baxaday lacag dhan 500.000dollar (Shan boqol oo ku oo dollar )riigaasi talaabada koowa ee uu Qabanayaa waxay tahay inuu ka dhamaystirka wajiga labaad ee biyo fidinta caasimada hargeysa”

Ayuu yidhi Maareeyaha wakaalada biyaha hargeysa

Maareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa oo siweyn U Iftiimiyey Baahida ay U Qabeen Riiga iyo Doorka uu ka Qaadan Karo Horumarka Ay Wakaaladu ku Talaabsatay   WBH “ Maareeyaha Wakaaladda biyaha Hargeysa Mudane Maxamed Cali Axmed (Daarood oo munaasibadaasi ka Hadalay ayaa ka waramay Baahida weyn Ee Ay Wakaaladu u qabtay inay hesho Riig iyo  Doorka muhiimka ah Ee uu ka qaadan karo Horumarka ay Wakaaladu ku talaabsatay isaga  arimahaasi ka hadalaayan waxuu yidhi“ Waxaynu maanta u Fadhinaa inaynu Markhaati ka noqo wax Qabad kale oo weyn oo u soo kordhay Magaaladeena Hargeysa waxaanu Madaxweynuhu Xadhiga ka jaridoonaa Riigii koowaad Ee ay Yeelto Wakaaladda biyaha Hargeysa Riigaasi oo qodi kar  600mr Ceel Dhererkiisu yahayHadab Maxaa Keenay inay Wakaalada biyaha Hargeysi raadsato ama inay yeelato riig ‘wakaaladda biyaha hargeysa Caqabadaha hayistay Markaad eegto xag ceelasha labaa ugu waaweynaa 1- Midi Waxay ahayd Maamulka Ceelasha jira ,Ceelku Marka uu Xumaado Qalab ayaa ku jira biyaha ka soo saaraha  oo layidhaa bom iyo daynabo hadii uu mid ka mid ahi Xumaado waxaa la raadin jiray Wiisha kaasi oo ay ku bixjirtay Dhaqaalo badan taasi oo waqti badan qaadan jirtay taasi caqabad ayey ahayidIlaahay ayaa mahad leh Caqabadaasi maanta waanu xalinay  oo Qalabkii faraha badnaa ee aanu abuurtay intii Xukuumadani jirtay waxaananu u samaynay lab wish oo mid yahay mid weyn 14 tan ah  oo dawladu Gacanta ku hayso iyo mid sadex  tan ah oo aanu gacanta ku haynoMaanta hadii Ceel inaga Xumaado Saacado ayey Qaadataa dayactirkiisu waynu xalinayCaqabaha Labaad ee haysatay waxay ahayd xaga maamulka ceelasha taasi oo ah inaan xog lag haynin Ceelka gudihiisa iyo xaaladiisa taasina waxaanu ku xalainay nidaam casri ah oo lagula socon karo xaalada ceelka qalab kaasi oo ku jira gudaha ceelka isle markaana lagal socon karo saacad kasta inta uu biyo soo saari karoCaqabada sadexaad ee ina haysatay waxay ahayd inay yaraa yeen khubarada aqoonta durugsan uleh  biyahaMaanta waxaa ka hawul gal wakaalada biyaha hargeysa Hablo iyo inamo dhaliin yaro ah oo aqoontoodu sarayso   oo biyaha aqoon u leh gaar ahaa culuumta biyaha kuwaasi oo helay tababaro dheeraad ah iyo khibarad balaadhan4 Caqabada afraad ee haysatay guud ahaa Somaliland waa inaynaan xalin Karin marka qalabka biyaha soo saara ee ay ka mid yihii bomka iyo daynabaduInaga xumaadaan waxay inagu taagan yihiin 5000  dollar  waxaana dhaca in la tuuroMaanta waxaanu gacanta ku haynaa  anaga oo kaashanayna hay,adda biyaha iyo Fayo Dhawurka Uganda in bom kii iyo daynabadii aan la tuuri ee la dayac tiro )Maareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa waxaa kale oo uu faah faahiyey shaqada uu qaban doono riiga cusubi waxaanu yidhi“Maanta ilaahay ayaa mahad leh waxaynu Maraynaa inaynu hayno Qalabkii iyo aqoontii ceel in la qodi karo oo la maamuli karo waxaana maanta inagu soo biiray hargeysa oo ah magaaladii caasimada kobaceeduna sareeyo inay hesho riig 600Mr ama qodi kara ceel Dhererkiisu yahay 600mr Dhiiraa iyo Injiinka waxaa ku baxaday lacag dhan 500.000dollar (Shan boqol oo ku oo dollar )riigaasi talaabada koowa ee uu Qabanayaa waxay tahay inuu ka dhamaystirka wajiga labaad ee biyo fidinta caasimada hargeysa”Ayuu yidhi Maareeyaha wakaalada biyaha hargeysa

Share This Article

Facebook X WhatsApp

Subscribe to our newsletter

Stay updated with our latest news and updates.

Thank you for subscribing!
« Back to News
About Us

Connect With Us
Quick Links
    • Home
    • About Us
Resources
    • Reports and Updates
Get in Touch
Water Agency Headquarters

Shacabka Road

info@wateragency.com

9222

© 2025 Water Agency Site. All rights reserved.

Privacy Policy Terms of Service