Showing articles tagged with "Groundbreaking"
Clear filter
Latest News
Groundbreaking Ceremony
January 12, 2026
By Abdilahi Omar
Hargeisa Water Agency Breaks Ground on New Geed Deeble High School, Fulfilling Commitment to Community Investment
Read MoreWakaaladda Biyaha Hargeysa waxay dhammaystirtay dhigista beeb cusub
Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxay dhammaystirtay dhigista beeb cusub oo lagu xidhay Xaafadda Jameecada Sare ee magaalada Hargeysa. Hawshan waxay qayb ka tahay qorshaha Wakaaladda Biyaha ee lagu hagaajinayo laguna xoojinayo biyaha, si adeegga biyuhu si hufan oo joogto ah u gaadho xaafadaha kala duwan ee caasimadda Hargeysa. Xafiiska Warbaahinta iyo Isgaadhsiinta Wakaaladda Biyaha Hargeysa