Select Page

Morgan Riley, iyo Wafti uu Hogaaminaayo oo booqasho indho indhayn ah ku yimid  Xarunta  WBH

Morgan Riley, iyo Wafti uu Hogaaminaayo oo booqasho indho indhayn ah ku yimid  Xarunta  WBH

Morgan Riley, oo ka tirsan Xafiiska Dawladda Ingisriiska ee FCDO ee Somaliland ka taageera dhincayo ay ka mid tahay Biyogalinta Hargeysa oo ay weheliyaan madaxda Sanduuqa Houmarinta Somaliland (SDF), Anthony Njue iyo Najax Maxamed Aadam, ayaa maanta xogwaraysi iyo indhodhayn ku sameeyay Shaybaadhka Hubinta Tayada Biyaha Hargeysa

Hargeisa Water Quality Control Laboratory

. SDF waxa ay door laxaadleh ka qaadatay hirgalinta Shaybaadhka Biyaha oo hadda si buuxda u shaqeeya

 

About The Author