Select Page

Wafti ka socda Wasaarada Biyaha Deegaanka Soomaalida Ethiopia,oo Booqasho ku Yimid Xarunta Wakaalada biyaha Hargeysa

Wafti ka socda Wasaarada Biyaha Deegaanka Soomaalida Ethiopia,oo Booqasho ku Yimid Xarunta Wakaalada biyaha Hargeysa
Wafti ka kooban Wasiir-ku-Xigeenka Biyaha ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, Md.Cabdi Muxumed Cabdi, iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Magaalada Jigjiga, Md.Axmed Daahir Kayd. kana midyihiin mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Biyaha ee DDSI iyo Wakaaladda Biyaha Jigjiga ayaanu maanta kusoo dhawaynay xarumaha
Wakaaladda Biyaha Hargeysa
. Ujeeddada waftigan ay u joogaan Dalka ayaa ah khibrad iyo aqoon is-waydaarsi dhex mara labada dhinac.

About The Author