Select Page

Somaliland : Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Taiwan oo Heshiis Mashruuc biyood kale Sexeexday 

Somaliland : Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Taiwan oo Heshiis Mashruuc biyood kale Sexeexday 

 

Wakaaladda biyaha Hargeysa iyo dalka taiwan ayaa, maanta heshiis mashruuc biyood  ku kale saxeexday  xafiiska Taiwan ee Somaliland Hay’adda Step30 ee reer Taiwan, heshiiskan oo qorshihiisu yahay in Wakaaladda ay ka caawiso 3 ceel, ayaa wajiga hore ku bilaabmi doona, hal ceel iyo nidaamkiisa oo dhamaystiran. Waxa aan u mahadnaqayaa Wakiilka Xafiiska Dawladda Taiwan ee Somaliland Amb.Allen Chenhwal Lou, oo qayb ka ahaa heshiiskan dhinaca Dawladda Taiwan, door muuqdana ku leh xoojinta xidhiidhka labada dal iyo Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta Qaranka, Cumer Cali Cabdilaahi, oo isna qayb ka ahaa saxeexa heshiiskan.

 

 

About The Author