Select Page

Safiirka Midowga Yurub Ambassador Tiina Intelmann oo kormeer ku timid Biyo soosaarka Cusub

Safiirka Midowga Yurub Ambassador Tiina Intelmann oo kormeer ku timid Biyo soosaarka Cusub

Safiirka Midowga Yurub Ambassador Tiina Intelmann oo kormeer ku timid Biyo soosaarka Cusub

Waxaa shalay kormeer indho-indhayn ah oo ay ugu kuur-galaysay Mashruuca Adeega Biyaha Hargeysa ku timid Safiirka Midowga Yurub Ambassador Tiina Intelmann.

Mashruucan oo Maalgalintiisa ay iska kaashadeen Midowga Yurub, (EU)Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF iyo Jamhuuriyada Somaliland kaas oo ay si wad jir ah u fulinayaan UN-Habitat Iyo Wakaaladda Biyaha Hargeysa

 

 

Safiirku waxay kormeerkeeda kusoo aragtay Mashruuca Adeega Biyaha Hargeysa, qaybihiisa kala duwan ee Dhamaaday oo dhawaan la tijaabiyey.oo si habsami leh u socda waxaa kale oo ka  mid hawlaha ay safiirku soo aragtay Saddex Ceel oo ay Wakaaladdu hirgalindoonto

 

Safiirku waxay kormeerkeeda ka bilowday xarunta cusub ee biyo soo saarka geeddeeble

 

Safiisku wax kale ee ay soo aragtay kaabayaasha biyaha ee cusub sida xarunta biyo soo saarka cusub iyo dhuumaha isku xidha Geedeeble iyo Hargeysa oo si habsami ah u shaqaynaayey xiliga ay safiirku timid

 

 

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Maxamed Cali Axmed Darod, oo soo dhaweeyey Safiirka wuxuu uga mahad celiyey kormeerkeedan ay ku timid, waxaanu warbixin ka siiyey shaqooyinka socda iyo  kuwa dhamaaday,

About The Author