![](https://i0.wp.com/www.hargeisawateragency.org/wp-content/uploads/2022/10/311409688.jpg?fit=1024%2C683&ssl=1)
Wakiilka Taiwan u fadhiya Somaliland Amb.Allen Chenhwa Lou oo ka hadlay Furitaanka Wajiga koowaad ee Biyaha Caasimadda hargeysa, oo madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md.Muuse Biixi Cabdi, uu si rasmiya u furay maanta.