Select Page

Safiirka midowga yurub oo Booqaday Mashruuc Biyo Balaadhinta Caasimad Hargeysa

Safiirka midowga yurub oo Booqaday Mashruuc Biyo Balaadhinta Caasimad Hargeysa

Safiirka midowga yurub oo Booqaday Mashruuc Biyo Balaadhinta Caasimad Hargeysa iyo Maareeyaha Oo Warbixin Ka Siiyey Habsami U Socodka Mashruuca

Hargeysa(HWA) Wafti balaadhan oo ay hogaaminayso safiirka midowga yurub Veronique Lorenzo  ayaa,  kormeer  Ku Tagatay Habsami  U socodka mashruuc Biyo Balaadhinta Caasimad Hargeysa oo kaasi oo ay maal galiyeen midowga Yurub

Waftigan oo uu horkacaayey maareeyahay wakaalada biyaha hargeysa, Maxamed  Cali Axmed Daarod ayaa, waxaa ku wehelinaayey Saraakiil sare oo ka tirsan Hay,adda UNHABITIT iyo

Masuuliyiinta Shirkadaha Wad mashruuc biyo balaadhinta waftigan ayaa, soo indho indheeyey  dhamaanba goobaha uu ka socod mashruucan

 

IMG_2237

 

Maareeyahay Wakaalada Biyaha Hargeysa oo Faah Faahin ka bixyey Socdaalka safiirka ayaa, sheegay inuu ahaa mid ay ugu kuur galayso sida uu u socod Mashruucu halka uu marayo wax qabsoomay iyo wax qabyahad ah Maadaamay yihiim Maal Galiyeyaasha Mashruucan

 

 

About The Author