Select Page

Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Soo Gabogabaysay Rikibaada Qayibtii Labaad Ee Pumps Casriga Ahaa Biyo Soo Saarka

Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Soo Gabogabaysay Rikibaada Qayibtii Labaad Ee Pumps Casriga Ahaa Biyo Soo Saarka

Hargeysa (HWA)Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa, si Rasmi u soo Gabogabaysay Dhigtaanka Wajigii Labaad Ee  bamamka Cusub Ee biyaha soo tuura (water pumps ama bowsers) KU WAASI oo Maalmahan hawushoodu ka soctay Deeganka biyo soo saarka waxaana Bamamkan loogu talogalay in lagu beddelo  Mamamkii hore ee ku rakibnaa ceelasha biyaha laga soo saaro ee Geed-deeble iyadoo wajigii hore ladhigay Sadex Bam oo lagu badelay sadex ka mid ah kuwii hore February 17 keedii

waxaana maanta sidoo kale lagigay Afar Bam  oo kale waxaa si rasmi ah hada u Shaqayin doona todoba Mab Oo Casri oo Doorweyn Ka Qaadan doona kordhka biyo  Caasimada Bamamkan oo Wakaaladda Biyaha Hargeysa Ay Ka Iibsatay Dakhiligeeda Ayaa qayib ka dardar Galinta Adeegyada Wakaaladdaa

 

 

 

Maareye Ku Xigeenka Wakaaladda iyo Agaasimaha Qorshaynta ayaa kormeer ku tagay gabogabada hawushan

Wariye Siciid Xuseen Yuusuf
Siciidm2090@gmail.com
siciid4@yahoo.com
HWA

 

 

About The Author