
Wafti Ka Socda Safaaradda Germany ee Nairobi oo Kormeer ku Tagay Mashruuca Biyo Galinta Caasimada Gudaheeda

Hargeysa (HWA) Mr Marius Rauh, oo ah Madaxa iskaashiga Horumarinta ee Safaaradda Germany ee Nairobi
ayaa Maanta kormeer indho indho ah ku tagay goobah uu ka socdo Mashuuca biyo galinta Caasimada
Hargeysa iyo Shaybaadhka Hubinta Tayadayad biyaha sidoo kale Marius Rauh waxuu kulan Kula Qaatay Xarunta Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maareeyaha Wakaalada biyaha Mudane Maxamed Cali Axmed
Wariye Siciid Xuseen Yuusuf
HWA