Select Page

Dorian Kivumbi, Madaxa Mashaariicda Horumarinta ee Xafiiska Midawga Yurub (EU) ee Somaliland/ Somalia oo Booqasho ku yimid Wakaaladda Biyaha Hargeysa 

Dorian Kivumbi, Madaxa Mashaariicda Horumarinta ee Xafiiska Midawga Yurub (EU) ee Somaliland/ Somalia oo Booqasho ku yimid Wakaaladda Biyaha Hargeysa 

Dorian Kivumbi, Madaxa Mashaariicda Horumarinta ee Xafiiska Midawga Yurub (EU) ee Somaliland/ Somalia iyo Wafti u hogaaminayo ayaa booqasho xog-waraysi ah ku yimid Xarumaha

Wakaaladda Biyaha Hargeysa

ee Hargeysa iyo Geed-deeble iyo Shaybaadhka Hubinta Tayada Biyaha Hargeysa. EU-du waxa ay kaalin wayn kaga jirtaa dhinacyada taageera mashruuca Adeega Biyaha Hargeysa lagu cusboonaysiinayo..

 

About The Author