Select Page

TACSI  : 17/02/2023__INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

TACSI  : 17/02/2023__INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

TACSI  : 17/02/2023
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo dhamaan shaqaalaha Wakaaladdu Biyaha Hargeysa waxa ay Tacsi udirayaan  qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum IDIRIS CABDI AXMED   oo ka mid ahaa shaqaalaha Wakaalada Biyaha Hargeysa gaar ahaana waaxda farsamada ,oo ku geeriyooday xalay oo ay taariikhdu ahayd 17-February-2023, Magaalada Hargeysa.

About The Author