Select Page

Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Horumarinta Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Axmed Muuse Daahir iyo Maamulaha Mashruuca Dhaamka Kalqoray, Cabdalla Sacad Muuse oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Nairobi

Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Horumarinta Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Axmed Muuse Daahir iyo Maamulaha Mashruuca Dhaamka Kalqoray, Cabdalla Sacad Muuse oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Nairobi

Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Horumarinta Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Axmed Muuse Daahir iyo Maamulaha Mashruuca Dhaamka Kalqoray, Cabdalla Sacad Muuse oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Nairobi ee Kenya ayaa kulan kula qaatay Wakiilka Xafiiska Somaliland ee Nairobi Amb. Maxamed Axmed Maxamuud( Barwaani) iyo Ku-xigeenkiisa Amb.Sharmaake Axmed Muxumed. Mas’uuliyiinta Wakaaladda ka socotay ayaa uga waramay madaxda Xafiiska Somaliland hawlaha shaqo ee ay dalkaa u tageen iyo Mashaariicda Horuminta Adeeega Biyaha ee Hargeysa ka socda.

 

 

About The Author