Select Page

Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Shirkadda CES Consulting Engineers ee Qaabilsan Kormeerka mashruuca biyo balaadhinta

Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Shirkadda CES Consulting Engineers ee Qaabilsan Kormeerka mashruuca biyo balaadhinta

 

Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Shirkadda CES Consulting Engineers ee Qaabilsan Kormeerka mashruuca biyo balaadhinta magaalada Hargeysa ayaa ka shiray hawlaha dhamaystirka mashruuca biyaha Hargeysa iyo sidii loo dardar gelin lahaa. Waxaa xusid mudan , in mashruucani gebo-gebo ku dhawyahay, lana filayo in uu dhamaado horraanta sannadka 2024.

About The Author