Select Page

Wargalin: Xiliyada Shaqada Xafiiska Daryeelka Macmiisha…

Wargalin: Xiliyada Shaqada Xafiiska Daryeelka Macmiisha…

Wargalin: Xiliyada Shaqada Xafiiska Daryeelka Macmiisha

Macmiil si adeegyadaanu ku qabaneyno kor ugu sii qaadno
waxaanu idiin furnay Xafiiska daryeelka Macaamiisha.
Macmiil Xafiiskaas oo aad nagala soo xidhiidhi kartaan,
hadi aad su’aalo ama cabasho qabtid , ama aad beeb jaban
aragtid ama se lacagta bilk aad bixineysid.
Macmiil fadlan nagala soo xidhiidh nambarka gaaban ee
9222 Telesom/Somtel oo aad maalin walba naga heleysid
7 subaxnimo ila 10 habeenimo.

About The Author