Select Page

23 Tartame ayaa uso gudbay imtixaanka 2-aad ee practical-ka.

23 Tartame ayaa uso gudbay imtixaanka 2-aad ee practical-ka.
• 127 Tartame ayaa guud ahaan soo xaraystay boosaska shaqo ee Waaxda IT-ga WBH.
• 92 Tartame ayaa kusoo baxay Wajiga Koobaad (short List) ee kala reebka tartamayaasha
• 76 ayaa galay Imtixaankii koowaad, waxaa maqnaaday 16 tartame.
• 23 Tartame ayaa uso gudbay imtixaanka 2-aad ee practical-ka.
• Celceliska wadarta 2-da imtixaan ayaa guulaystayaashu kusoo baxayaan.
• Wixii boos shaqo kasoo baxa Xafiiska IT-ga inta ka hadhay sannadka 2024, waxa looga yeedhayaa liiskan tartamayaasha kusoo xiga 2 tartame ee guulaysta, sida caadada u ah Imtixaanada shaqo ee Wakaaladda.
• Tartmayaasha natiijadooda aan halkan lagu soo dhajin waxa ay natiijadooda ka helayaan Xafiiska Shaqaalaha WBH, waxa kaliya halkan lagu soo dhajiyay Tartamayaasha u gudbay Imtixaanka labaad.
Alle Mahad Leh

About The Author