Select Page

Digniin: foom Codsi Shaqo oo Been Abuur ah (Job Scamming)

Digniin: foom Codsi Shaqo oo Been Abuur ah (Job Scamming)

Digniin: Foom Codsi Shaqo oo Been Abuur ah (Job Scamming)

Bulshada reer Somaliland waxa aan ku wargalinaynaa in aanay waxaba ka jirin foomka codsi shaqo ee lagu soo Baahiyey websitedkan been abuurka ah:
Sidaa darted, waxa aan bulashada uga digaynaa in ay booqdaan ama galiyaan wax xog ah, waxaana muuqata in lagu xadayo/dhacayo xogta bulshada ama lagu jahawareerinayo bulshada.
Websiteka Rasmiga ah ee Wakaaladda Biyaha Hargeysi waa https://www.hargeisawateragency.org/
Guuleed Cali Muxumed,
Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha,
Wakaaladda Biyaha Hargaysa (WBH).

About The Author