Select Page

Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxa ay mahad naqaysaa aqoonyahanka reer Somaliland ee deggan Uganda…

Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxa ay mahad naqaysaa aqoonyahanka reer Somaliland ee deggan Uganda…

Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxa ay mahad naqaysaa aqoonyahanka reer Somaliland ee deggan Uganda oo kulan soo dhawayn ah u sameeyay waftiga Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo hawlo shaqo maalmahan u jooga Dalka Uganda, iyada qayb ka ah iskaashi shaqo oo muddo laba sanno ah u dhexeeyay Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Hay’adda Biyaha iyo Fayo-dhawrka (NWSC) ee Dalka Uganda.

 

About The Author