![](https://i0.wp.com/www.hargeisawateragency.org/wp-content/uploads/2023/10/WEB.jpg?fit=1024%2C576&ssl=1)
Wacyigalinta nadaafada iyo fayo-dhawrka Biyihu waa barnaamij uu fulinayo Shaybaadhka Hubinta Tayada Biyaha Hargeysa.
Waxa uu saaka ka bilawday Dugisiga sare ee Nuuradiin gaar ahaan qaybta Hablaha.
Fahamka nadaafada iyo fayo-dhawrku biyihu waxa uu muhiimyahay bulshada si loo yareeyo dhibaatoyinka caafimaad ee ka iman kara biyaha aan nadiifta ahayn.