
Madaxa Shaybaadhka Hubinta Tayada Biyaha Ee Wakaaladda Oo Safar Aqoon Kororsi Ah ugu Baxay Dalka Dibadiisa

Hargeysa (HWA) Shucayb Axmed Mubaarik, Madaxa Shaybaadhka
Hubinta Tayada Biyaha Hargeysa, ayaa safar waxbarasho oo heerka PhD-da ah ugu baxay Jaamacadda
Mississippi ee Dalka Maraykanka( Doctor of Philosophy, Sustainable Bioproducts program), Allah haku guuleeyo.