Select Page

Shir Loogu Gogol Xaadhayo Bilaabida Ceelal Cusub oo Ka  Qabsoomay Wakaaladda Biyaha Hargeysa

Shir Loogu Gogol Xaadhayo Bilaabida Ceelal Cusub oo Ka  Qabsoomay Wakaaladda Biyaha Hargeysa

 

 

Hargeysa(HWA) Waxaa Maanta oo ay Taariikdu tahay 12-12-2020 ka Furmay xarunta Wakaalada biyaha hargeysa Gaar ahaa Hoolka shirarka Kulan hawleed Balaadhan oo Loogu gogol Xaadhay Bilaabi Taan ka Shan Ceel oo Cusub  Shirkan oo ay ka soo Qayib Galeen Maareeyaha

Wakaalada Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Axmed  Wasiirka Wasaaradda Biyaha, Md Maxamed Muuse Diiriye , Wasiir ku xigeen Amniga Naasir Caydiid,Wasiir ku Xigeen ka Xanaanada Xoolaha Yurub Cabdilaahi ,Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex  Jaamac Cabdilaahi ,Gudoomiyaha Degmada Daarsalaam Ciise Muuse Engneerada Wakaalada

Ugu Horayn Eng Guuleed Xasan oo ka mid ah Egneerada Wakaalada ayaa halkaasi ka  Soo Jeediyey Warbixin Dheer oo ka waramaysa habsami u Socodka Mashaariicda Biyo Balaadhinta

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Axmed oo shirkan ka hadalay ayaa iftiimiyey mihiimada Ceelashani u leeyihiin wakaalada biyaha iyo sida looga faaiidaysan doono waxuu sheegay in Ceelashan Lag Maal galin doono Sanduuqa SDF

 

Wasiirka wasaaradda Biyaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa balan qaaday inay Xukuumad ahaan Door muhiim ah ka qaadan doonaan waxii hawul kag aaden

Shiran ayaa ku soo gabogaboobay is Afgarad

About The Author