Select Page

Sugidda Xogta Ceelasha iyo la-socoshada Heerka Biyuhu ay Taaganyihiin

Sugidda Xogta Ceelasha iyo la-socoshada Heerka Biyuhu ay Taaganyihiin
Sugidda Xogta ceelasha iyo la-socoshada heerka Biyuhu ay taaganyihiin iyo halka ku haboon ee ay tahay in la dhigo Bamka biyaha ka soo Tuura ceelka, waxa ay muhiim u tahay habsami u socodka shaqo ee ceelasha.
Waxa ay sidoo kale qayb ka tahay ama door ka qaadataa fahamka xaaladda kaydka biyaha hoose…..tani waa mid ka mid ah hawlaha Muhiimka ah ee ay gacanta ku hayso xarunta Maaraynta biyaha hoose iyo Biyo-Xidheenada, waana hawlaha loo baahanyahay si loo dajiyo Qorshaha lagu maamulayo Biyaha kaydadka Hoose.

About The Author