Select Page

Maamulka iyo shaqaalaha shaybaadhka hubinta tayada biyaha ayaa saaka barnaamijkii wacyigelinta ee Fayo-dhawr ka biyaha ka fuliyay….

Maamulka iyo shaqaalaha shaybaadhka hubinta tayada biyaha ayaa saaka barnaamijkii wacyigelinta ee Fayo-dhawr ka biyaha ka fuliyay….
Maamulka iyo shaqaalaha shaybaadhka hubinta tayada biyaha ayaa saaka barnaamijkii wacyigelinta ee Fayo-dhawr ka biyaha ka fuliyay dugsiga Al-FURQAAN qaybta hablaha. Iyagoo kala hadlay siyaabaha kala duwan ee loo ilaalin karo tayada biyaha iyo ka hortaga xanuunada biyaha kadhasha.
Ardayda dugsiga ayaa iyaguna su’aalaha ay qabeen waydiiyay maamulka iyo shaqaalaha shaybaadhka hubinta tayada biyaha.

About The Author