Select Page

Si loo joogteeyo helitaanka biyaha ee xaafadda Nasiye ee degmada Axmed Macallin Haaruun, Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxay bedeshay dhuunta biyaha siinayay xaafadan.

Si loo joogteeyo helitaanka biyaha ee xaafadda Nasiye ee degmada Axmed Macallin Haaruun, Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxay bedeshay dhuunta biyaha siinayay xaafadan.

 

Si loo joogteeyo helitaanka biyaha ee xaafadda Nasiye ee degmada Axmed Macallin Haaruun, Wakaaladda Biyaha Hargeysa waxay bedeshay dhuunta biyaha siinayay xaafadan. Waxa la bedelay masaafo ka badan 300m waxaana la dhigay beeb cusub oo nooca waaweyn ah (4″) ah. Sidoo kale waxa lagu kabay daynamo kordhinaysa xaddiga biyaha ee ay helayeen in ka badan 500 oo qoys oo ku nool xaafaddan.
In biyaha si siman loo gaadhsiiyo degmooyinka caasimadda Hargeysa, waa waajibaadka shaqo ee aasaasiga u ah Wakaaladda Biyaha Hargeysa.

Halkan ka daawo muuqaalka oo faahfahsan

About The Author