Select Page

Halkuu Marayaa Biyo-soo saarkii Cusbaa Ee Geed Deeble?..

Halkuu Marayaa Biyo-soo saarkii Cusbaa Ee Geed Deeble?..

Ka dib markii la dhameeyay dhismaha xarunta cusub ee Biyo-soo-saarka Geed-deeble, lana tijaabiyay hawlaha ay Wakaaladdu go’aansatay waxaa ka mid ahayd dhismaha dayr wayn oo ka kooban 760mtr oo cusub iyo dayactirka 200mtr oo hore u jiray.

Sidoo kale waxa xaruntan cusub laga wadaa dhirayn iyo isku simida dhulka gudaha, taas oo maalmaha soo socda lagu dhamaystiri doono.

Eng. Maxamed Siciid Cumar oo gacanta ku haya dhismaha dayrkaasi ayaa ka warbixiyay

Halkan ka daawo muuqaalka oo faahfahsan

About The Author