heshiiska biyo galinta 1

Somaliland : Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Shirkad Jarmal ah oo Kala Saxeexday Fulinta Mashruuca biyo Galinta Caasimada

  Mashruuca dhismaha berkedaha iyo dhuumaha biyo-qaybinta degmooyinka Hargeysa oo la filayo inuu bilaabmo bisha dambe, laguna dhammaystiro muddo saddex sanno ah Hargeysa (HAW)- Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo Shirkad laga leeyahay dalka Jarmalka oo la yidhaahdo Ludwig Pfeiffer, ayaa si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ku saabsan dhismaha xarumo

Continue reading

099A8577

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Furay Munaasibad Lagu soo Bandhigaayo Qayb Ka Mid Ah Mashruuca Biyo Galinta Caasimada oo ay maal galisay Coca Cola foundation

  Hargeysa(HWA) Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo  Furay Munaasibad Lagu soo Bandhigaayo  Qayb Ka Mid Ah Mashruuca Biyo Galinta Caasimada oo ay maal galisay Coca Cola foundation Maareeyaha wakaaladda biyaha Hargaysa, mudane Maxamed Cali Daarood ayaa ka war bixiyay kayd-biyoodyadan cusub iyo halka ay marayso guud ahaan biyo ballaadhinta caasimadu isagoo

Continue reading

e

Somaliland : Maareeyaha Wakaalada Biyaha Oo Qaabiley Wafti Ay Hogaaminayso Wasiir Ka Tirsan Dawladda Ingiriiska + Sawiro

  Hargeysa (Djiboutitoday ) – Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Magaaladda Hargeysa Maxamed Cali Daarood ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ay hogaaminayso Wasiirul Dawlaha Dawladda Ingiriiska u qaabilsan Horumarinta Caalamigaah ee Qaarada Afrika Harriet Baldwin. Kulankan ayaa intii uu socday aan loo ogolayn warbaahinta, hasayeeshee waxa faahfaahin ka bixiyay Maareeyaha Wakaaladda

Continue reading

Mareeyaha-Wakaalada-biyaha hwa

Halkan ka Daawo Waraysi : Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Habsami U Socodka Mashaariicda Biyo Balaadhinta Caasimada Iyo Adeegayada Ay Bixso Wakaaladu

Halkan ka Daawo Waraysi : Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Habsami U Socodka Mashaariicda Biyo Balaadhinta Caasimada Iyo Adeegayada Ay Bixso Wakaaladu   https://youtu.be/bZaD3E8LoK0   https://youtu.be/bZaD3E8LoK0

Continue reading

Gudida Dhaqaalaha iyo Maareeyahay W biyaha 1

Somaliland “Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Xog-warran Siiyey Gudidda Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland

  Hargeysa (HWA)- Maareeyaha Wakaallada Biyaha Hargeysa Md. Maxamed Cali Daarood iyo Guddi-hoosaadka Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay wehelinayeen xubnaha shir-guddoonka goluhu, ayaa iska xog-waraystay hawlaha la xidhiidha mashaariicda biyo-ballaadhinta ah iyo sababta keentay in la kordhiyo qiimaha biyaha. Kulanka xog-warranka ah oo xarunta Golaha Wakiillada ka qabsoomay shalay,

Continue reading

GUDIDDA DHAQAALAHA IYO WAKAALADA 2

Somaliland : Gudidda Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Oo Ka Garaabay 1000 ShL Kunka Shilin Ee Wakaaladu Ku Kordhisay Foostada Biyaha ah Majeertayna Dedaalka iyo Dardar-Galinta Mashruuca biyo Balaadhinta Caasimada Bulshadna Fariin U Diray

  Gudidda Dhaqaalaha Golaha Wakiilada Oo Ka Garaabay 1000 ShL Kunka Shilin Ee Wakaaladu Ku Kordhisay Foostada Biyaha ah Majeertayna Dedaalka iyo Dardar-Galinta Mashruuca biyo Balaadhinta Caasimada Bulshadna Fariin U Diray     Wariye Siciid Xuseen Yuusuf Siciid4@yahoo.com Siciidm2090@gmail.com  

Continue reading